Duration 5:29

DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay isgoyska juba magaalada Muqdisho

2 076 watched
0
39
Published 2 Jul 2021

Goobta uu qaraxu k dhacay waa isgoyska Jubba degmada Shibis. Qaraxa ka dhacay maqaayada aad ayaa loogu dhammaaday . Sawiro la ii soo direy oo aan arkay walaahi waa kuwo calool xanuun Leh. Dalkan & Dadkan waxaa ku loolamaya Shisheeye taasna waxaa cadayn u ah in qaraxan maanta dhacay la sii ogaa oo 29-kii bishan warqad loo dirayay shaqsiyaadka u shaqeeya hay’adaha Ajaaniibta ah laguna wargelinayay in qaraxyo dhici rabaan. Bal ka waran taas?. Hooyooyinkeenna & Carruurteenna ayaa ah kuwa la’anaysa. Waa jimce aan dalkeenna u duceyno.

Category

Show more

Comments - 11